Home > Terms > Somali (SO) > Maxkamadaha cadaalada ee Midowga Yurub.

Maxkamadaha cadaalada ee Midowga Yurub.

Maxakamadaha cadaalada waxay ka turjuban yiihiin sharciyada Midowga Yurub si loo hubsado in ay wada isticmaala yaan dhammaan dalalka Midowga Yurub. Sidoo kale waxay dejiyaan muranka u dhexeya dowladdaha Miwoga yurub iyo haya'adaha Midowga Yurub. Shakhsuyaadka shirkadaha ama ururada ayaa sidoo kale keeni kara kiisaskooda maxakamada horteeda hadii xaqooda ay xaqiiraan hay'adaha Midowga Yurub.

0
Collect to Blossary

Member comments

You have to log in to post to discussions.

Terms in the News

Featured Terms

Omar omargarane
  • 0

    Terms

  • 0

    Blossaries

  • 0

    Followers

Industry/Domain: Personal life Category: Divorce

Xaflada furriinka

Waa xaflad si rasmi ah uu cadaynaysa uu dhammaday guurka iyado kala bedalanaya wacadkii furiinka iyo dib la isku kugu celinayo farantiyada. furiinka ...

Contributor

Featured blossaries

Debrecen

Category: Travel   1 25 Terms

Discworld Books

Category: Literature   4 20 Terms